HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Sacad Hariiri Oo Dib Loogu Magacaabay Raysal Wasaare Sanad Ka Dib Markii Uu Is-casilay

Beirut, Lebanon, (HCTV) – Raysal Wasaarihii hore ee dalka Lebanon Sacad Hariiri ayaa la filayaa inuu soo dhisi doono dawladii afraad, kadib markii uu...

15 Qof Oo Ku Dhintay Is-jiidh ka dhacay Goob 3000 Qof Fiiseyaal Ka Dalbanayeen

Afganistan (HCTV) – Ugu yaraan 15 Qof ayaa ku dhintay, in ka badan 10 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaadhay Is-jiidh ka dhacay Qunsuliyadda...

Taiwan Oo Dacwad Ku Soo Oogtay Nin Amar Ku Bixiyay In La Toogto ‘Budhcad Badeed Soomaali Ah’

Taiwan (HCTV) - Dacwad oogayaasha ku sugan Taiwan ayaa dacwad kusoo oogay kaptan la sheegay in uu amar ku bixiyay in la toogto rag...

DR Congo: Dagaalyahano Hubaysan Oo Xabsi Ka Sii Daayey Tiro Ka Badan 1,300 Maxbuus

Beni, (HCTV) – Dagaalyahano hubaysan ayaa tiro ka badan 1,300 Maxbuus ka sii daayey Xabsi ku yaala Beni oo ku taala bariga Jamhuuriyada Dimuqraadiga...

Wefti Imaaraadka Carabta Ka Socda Oo Socdaal Ku Tagay Israel

Tel viv, (HCTV) - Wefti balaadhan oo ka socda dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta ayaa socdaal ku tagay Israel, waxaanay halkaasi kala kulmeen soo dhaweeyn...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Iyo Xadhig-Ka-Jaris Ku Sameeyey Mashaariic Kala Duwan Oo Laga Hirgeliyey Gudaha Burco

Burco, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi oo gobolka Togdheer maalintii labaad ku jooga safar shaqo, ayaa maanta kormeeray mashaariic kala duwan...

Qiimaha Lagu Raaco Diyaaradda Ethiopian Airlines Wixii Ka Dambeeyay Xayiraadda Fly Dubai & Al-Arabia

Hargeysa (HCTV) – Waxa isbeddelay qiimaha lagu raaco diyaaradaha u kala goosha Somaliland iyo dalalka kale ee Adduunka. Isbeddelka muuqdaa maaha mid hore u jiray,...

XALAY: Kulan Dhex Maray Weftiga Madaxweynaha Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer

 Burco (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ku sugnaa magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco ayaa xalay Guriga...

Taariikhda Fannaanada Saynab Xaaji Cali Baxsan Oo Geeriyootay

Muqdisho (HCTV) - Allaha u naxariisto waxaa Shalay Gelinkii dambe magaalada Muqdisho ku geeriyootay Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ahayd Fanaanad wayn oo aad...

Madaxweynaha Somaliland Oo Farxadda Qalin-jebinta Kala qayb-galay 499-Arday Oo Dhamaystay Jaamacadda Burco

Burco, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, xildhibaanno, siyaasiyiin iyo haldoor kale oo...

Most Popular

Recent Comments