HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Wasiirka Beeraha Oo Qalab Loogu Talo-galay La Dagaalanka Ayaxa Kala Wareegay World Vission

Hargeysa (HCTV) - Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed ayaa Hay'adda World Vission International kala wareegay Qalab loo adeegsado la dagaalanka...

Marwada 1aad Ee Burundi Oo Dalkeeda Dib Ugu Soo Noqotay Kadib Markii Saygeedu Dhintay

Nairobi, (HCTV) – Marwada 1aad ee dalka Burundi Denise Nkurunziza ayaa dalkeeda dib ugu soo noqotay kadib markii ay ka soo kicitintay dalka Kenya...

Madaxweyne Ku Xigeenka DDS Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Golaha Sare Ee Federalka Ethiopia

Addis Ababa, (HCTV) - Madaxweyne ku Xigeenka Dawladd Deegaanka Soomaalida, mudane Aadan Faarax ayaa maanta loo doortay gudoomiyaha Golaha Sare ee Federaalka Ethiopia. Xilkan loo...

Midowga Afrika Oo Sheegay In AMISOM Dad Rayid Ah Ay Ku Dileen Gobolka Shabeeladda Hoose

Muqdisho, (HCTV) - Midowga Afrika ayaa sheegay weerar gaadmo ah oo Al-shabaab ku qaadeen ciidamo katirsan AMISOM oo ku safrayay aagga Waqooyi Bari ee...

Wasiir Faratoon Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Dhiggiisa Soomaaliya

Laascaanood (HCTV) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Somaliland, Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuux Xiir (Faratoon) ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Dhiiggiisa Soomaaliya Axmed...

Somaliland: 13 Qof Oo Laga Helay Covid_19 Iyo Tirada Guud Oo Ku Dhow 500

Hargeysa (HCTV) - Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay tirada Dad cusub oo laga helay Xanuunka Covid_19. Madaxa xidhiidhka Dadweynaha ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Xuseen...

Madaxweyne Biixi Oo La Sheegay Inuu Mar kale Isugu Yeedhayo Golaha Wakiillada

Hargeysa (HCTV) - Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu fadhi aan caadi ahayn isugu yeedho xildhibaanada golaha wakiilada. Sidaas waxa Geeska...

Soomaaliya: Jubbaland Oo Ka Hadashay Shir Wada-tashi Qaran ah Oo Guddoonka Aqalka Sare Ku Baaqay

Kismaayo (……) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Juubaland ayaa soo dhaweeyay Shir Wada-tashi Qaran ah oo Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dawaldda Federaalka Soomaaliya ku baaqay...

Madaxweynaha Dalka Burundi Pierre Nkurunziza Oo Geeriyooday

Gitega, (HCTV) - Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa u geeriyooday wadne xanuun, sida ay sheegtay dowlada dalkaasi. Qoraal lagu soo daabacay barta Twitter-ka Salaasadii,...

Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Soomaaliya

Hargeysa (HCTV) - Dawladda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, kaasi oo uu ku...

Most Popular

Recent Comments