HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Somaliland: Nin Da’diisu Ahayd 104 Jir Oo U Dhintay Covid_19

Hargeysa (HCTV) - Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta shaacisay Dad u Geeriyooday xanuunka Covid_19. Dadka Geeriyooday ayaa Wasaaraddu Tiradooda ku sheegtay inay yihiin 2...

Qof Somaliland Ugu Dhintay Covid_19 Iyo Tirada Dad Cusub Oo Laga Helay

Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta shaacisay Tirada Dad cusub oo laga helay xanuunka Covid_19, kaasi oo si xawli ah Somaliland...

IRAN Oo Dil Ku Fulinaysa Ninkii Maraykanka U Sheegay Halka Uu Joogo Qaasim Sulaymani Oo La Dilay

Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa dhawaan xukun del-dalaad ah ku fulinaysa Muwaadin IRAN u dhashay. Ninka Xukunka Del-dellaadda ah lagu fulinayo...

Dalalka Sheegaya Inay Covid_19 Ka Xorroobeen Oo Soo Kordhaya

Tanzania (HCTV) - Madaxweynaha Dalka Tanzania John Magufuli ayaa ku dhawaaqay in waddankiisa uu ka xoroobay Xanuunka Coronavirus. "Cudurka Corona waa laga tirtiray Waddankayada, Allaah...

“Covid_19 Wuu Ka Fog Yahay Inuu Dhamaado..” WHO

Hargeysa (HCTV) – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka Adduunka ee Magaceeda oo soo gaabiyo WHO ayaa sheegtay in Xanuunka Covid_19 uu ka fog...

USA: Booliska Minneapolis Oo La Kala Dirayo + Sababta

USA (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa la kala dirayaa. Golaha deegaanka magaalada Minneapolis ayaa ballan qaaday in uu kala...

New Zealand Oo Illaa March Aan Lagu Arag Kiis Covid_19 Ah Iyo Sucuudiga Iyo Pakistan Oo Dhibaato Soo Food-saartay

Hargeysa (HCTV) – Dalalka Sucuudiga iyo Pakistan ayaa Xanuunka Covid_19 uu faro-baas ku hayaa Shacabkooda. War-bixinihii u dambeeyay ee xanuunka ayaa sheegaya in Dalka Pakistan...

Badhasaabkii Gobolka Togdheer Oo Geeriyooday Iyo Madaxweyne Biixi Oo Tacsi U Diray

Hargeysa (HCTV) – Allaah ha u naxariistee, waxa Xalay dalka dibeddiisa ku Geeriyooday Badhasaabkii Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi (Walaaleeye), kaasi oo Maalmihii u...

Dibadbax Ka Dhacay Kashmir Kadib Markii Ciidamada Hindiya Ay Dileen 5 Dagaalyahan

Kashmir, (HCTV) – Ugu yaraan shan dagaalyahan ayay dileen ciidamada dalka Hindiya oo ku sugnaa Shopian oo ka tirsan dhinaca Hindiya ay maamusho ee...

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Kulan Aqoon Korodhsi Ah U Qabtay Qaar Ka Mid Ah Saxafiyiinta.

Hargeysa, (HCTV) -Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA ayaa kulan aqoon korodhsi ah u qabtay qaar ka mid ah Saxafiyiinta ka hawlgasha magaalada Hargeysa. Tobabarkan ayaa...

Most Popular

Recent Comments