Category: WARARKA

1 2 3 146 15 / 2176 POSTS
Sucuudiga Oo Wacad Ku Maray Inay Ka Jawaabayaan Weerarkii Xarumihiisa Shidaalka Lagu Qaaday

Sucuudiga Oo Wacad Ku Maray Inay Ka Jawaabayaan Weerarkii Xarumihiisa Shidaalka Lagu Qaaday

Riyadh, (HCTV) –  Dalka Sucuudi Carabiya ayaa sheegay inay ka jawaabayaan marka ay qiimaynta lagama maarmaanka ah ay ku sameeyaan weerarkii lagu qaada [...]
Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Dhaliilo U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Dhaliilo U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

Boorama, (HCTV) - Qaasim Sheekh Ibraahim Tubee oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee xisbiga UCID oo maanta HCTV waraysi ku siiyey magaalada Boorama [...]
Madaxweyne Farmaajo Oo Saxeexay Sharciga Dhismaha Guddiyada La Dagaallanka Musuqa

Madaxweyne Farmaajo Oo Saxeexay Sharciga Dhismaha Guddiyada La Dagaallanka Musuqa

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxeexay Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxa-bannaan ee La Dagaallanka Mus [...]
Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Heshiis Isfaham La Saxeexatay Dhigooda Ethiopia

Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Heshiis Isfaham La Saxeexatay Dhigooda Ethiopia

Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa heshiis isfaham la saxeexatay dhigooda dalka Ethiopia, heshiiskaasi isfaham ayaa ku saabsan h [...]
Puntland Oo Fursad U Aragta In Shaqaalihii ICAO Ee Somaliland Eriday Loo Wareejiyo Madaarka Garoowe

Puntland Oo Fursad U Aragta In Shaqaalihii ICAO Ee Somaliland Eriday Loo Wareejiyo Madaarka Garoowe

Garoowe (HCTV) - Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada ee Maamul-gobolleedka Puntland, Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley), ayaa xaqiijiyey [...]
“Nabad Waarta Waxay U Baahan Tahay Hannaan Dowladnimo Loo Dhan Yahay Iyo Caddaalad..” Qaramada Midoobay

“Nabad Waarta Waxay U Baahan Tahay Hannaan Dowladnimo Loo Dhan Yahay Iyo Caddaalad..” Qaramada Midoobay

Muqdisho (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa dadweynaha Soomaaliya ugu baaqday inay si wada-jir ah gacan uga geystaan Nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya, [...]
“Dawladda Xamar Waxay Ka Codsatay Maraykanka, UK & IMF, In Somaliland La Joojiyo Lacagta..” Wasiir Hore

“Dawladda Xamar Waxay Ka Codsatay Maraykanka, UK & IMF, In Somaliland La Joojiyo Lacagta..” Wasiir Hore

Hargeyssa (HCTV) - Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland haatan ah xubin ka tirsan guddida tacliinta sare, Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa shar [...]
12 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Ciraaq

12 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Ciraaq

Karbara (HCTV) -  Gaadhi Bas Caasi ah oo laga soo buuxiyey waxyaaabaha Qarxa ayaa ku qarxay meel dibedda ah Magaalada Karbala ee Shiicada Ciraaq ka ba [...]
Nin U Dhashay Kanada Oo Ku Geeriyooday Dalka Itoobiya

Nin U Dhashay Kanada Oo Ku Geeriyooday Dalka Itoobiya

Addis Ababa (HCTV) – Nin u dhashay Dalka Kanada oo Milyaneer ahaa ayaa ku Geeriyooday Dalka Itoobiya, sida uu sheegay Telefiishanka cbc. Michael Ge [...]
Maraykanka Oo Ka Jawaabay Qaylo-dhaan Uu Sucuudigu U Dirsaday

Maraykanka Oo Ka Jawaabay Qaylo-dhaan Uu Sucuudigu U Dirsaday

Addis Ababa (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa Dalka Sucuudiga u diraya Ciidamo, si ay Dawladda Sucuudiga uga taageeraan Difaaca Xarumaha Shidaalka, ka [...]
Dibed-baxyo Lagu Dalbanayo In Zizi Iscasilo Oo Ka Socda Magaalooyinka Waaweyn Ee Masar

Dibed-baxyo Lagu Dalbanayo In Zizi Iscasilo Oo Ka Socda Magaalooyinka Waaweyn Ee Masar

Qaahira (HCTV) – Kumanaan Dimuqraadiyad-doon ah ayaa dibed-baxyo ka dhigaya Magaalooyinka Dalka Masar illaa Jimcihii Shalay. Dibed-baxayaasha ayaa do [...]
Bileyska Somaliland Oo Xidhay Saxafigii 3aad Ee Ka Tirsan Shabakada Hadhwanaag

Bileyska Somaliland Oo Xidhay Saxafigii 3aad Ee Ka Tirsan Shabakada Hadhwanaag

Hargeysa, (HCTV) - Ciidamada Bileyska Somaliland ayaa xidhay saxafigii saddexaad ee ka hawlgala shabakada Hadhwanaag. Xadhigan Saxafigan Cabdiraxma [...]
Xuutiyiinta Yemen Oo Ku Dhawaaqay Inay Joojiyeen Weerarida Sucuudiga

Xuutiyiinta Yemen Oo Ku Dhawaaqay Inay Joojiyeen Weerarida Sucuudiga

Sanca, (HCTV) - Sarkaal sare oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Maleeshiyada Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay joojinayaan weerarada gantaalada iyo diyaarada [...]
Muqdisho Oo Lagu Dilay Askari Mooto Bajaaj Dirawal Ka Ahaa

Muqdisho Oo Lagu Dilay Askari Mooto Bajaaj Dirawal Ka Ahaa

Muqdisho, (HCTV) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogashada Askari ka tirsanaa ciidamada Booliiska Soomaaliy oo la sheegay in uu xiligaa la dil [...]
Madaxweynihii Tunisiya Zine El Abidine Ben Ali Oo Sucuudiga Ku Geeriyooday

Madaxweynihii Tunisiya Zine El Abidine Ben Ali Oo Sucuudiga Ku Geeriyooday

Riyadh, (HCTV) - Madaxweynihii la afgambiyay ee dalka Tunisiya Zine El Abidine Ben Ali ayaa ku geeriyooday maanta dalka Sucuudi Carabiya oo uu mastaaf [...]
1 2 3 146 15 / 2176 POSTS