HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Balcad Lagu Dilay

Balcad, (HCTV) - Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa shaaciyey inay howlgal ay ka fuliyeen cdeegaanno hoostaga degmada Balcad...

Afar Maalmood Oo Loo Qabtay Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan

Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeedhay Safiirka u fadhiyey Dalka Suudaan, ka dib markii Gudaha Safaaradda Soomaaliya ee Khartoum uu ka...

UK Oo 32 Qof Dib Uga Soo Celiysay Japan, Xanuunka coronavirus Ee Fidaya Awgeed

London, (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha Dibada ee dalka UK, Dominic Raab ayaa cadeeyey in dawladdiisu ay dib ugu soo celisay guryahooda 32 muwaadin oo...

WADDANI Iyo UCID Oo Doonaya In Doorashada Madaxtooyada Xilligeedii Laga Soo Horraysiiyo

Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI Iyo UCID ayaa Maanta yeeshay shir deg-deg ah, waxay sheegeen inay ka wada-hadleen Xaaladda Dalku marayo,...

“Markay Villa Soomaaliya Xorreeyaan, Ha na soo Hujuumaan..” Xildhibaan Nac-Nac

Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka hadlay Hadal ka soo yeedhay Maxamed...

Madaxweyne Farmaajo Oo Saxeexay Sharciga Doorashooyinka Somalia

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xidhitaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku...

“Xogta Aanu Hayno, Shacabka Ayaanu La Wadaagi Doonaa…” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (HCTV) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ay...

Hargeysa: Urur Siyaasadeedkii Ugu Horeeyay Oo Somaliland Lagaga Dhawaaqay, 2020.

Hargeysa (HCTV) - Ka dib, markii Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi uu Toddobaadkan ku dhawaaqay in la furayo Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka, ayaa...

Kenya: Saddex Ganacsade Oo Lagu Xidhay Bacaha Dalkaasi La Mamnuucay

Nairobi, (HCTV) – Saraakiil ka tirsan maamulka deegaanka ee dawlada dalka Kenya ee (NEMA) ayaa xidhay saddex qof oo khudrada ku iibiyaha badhtamaha magaalada...

Most Popular

Recent Comments