HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

AFRIKA: Wasiir La Ilmeeyay Horumar Uu Dalkiisu Sameeyay

Benin (HCTV)- Waxa jira habab badan oo Bani-aadamku ku muujiyaan dareenkooda farxadeed ee ka tarjumaya Guulaha ay ka gaadhaan Ahdaaftooda. Laakiin, in indhahaaga ay ilmadu...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhigga Ramaax (Akhri)

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga UCID, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax)...

Itoobiya: Booliska Kililka Soomaalida Oo Qabtay Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey

Wardheer (HCTV) – Ciidammada ammaanka ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa Magaalada War-dheer ee Gobolka Doolo ku qabtay Gaadhi la sheegay in laga soo buuxiyey...

Soomaaliya: Hay’adda NISA Oo Qarixii Muqdisho Ku Xidhiidhisay Dal Shisheeye

Muqdisho (HCTV) – Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee magaceeda loo soo gaabiyo NISA ayaa War ay soo saartay ku sheegtay in Qaraxii doraad ka dhacay...

“Dirawallo badan-baa Markay Ardayda Qaadayaan Yidhaahda Waa Salool..” Wasaaradda Waxbarashada JSL

Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa digniin u dirtay Dirawallada wada Gaadiidka qaada Ardayda Dugsiyada.   Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska...

Somaliland: Saddex Arday Oo Lagu Dhaawacay Bariga Gobolka Badhan

Badhan (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Md. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa ka hadlay saddex Arday oo uu sheegay in lagu...

Ma Dhab-Baa In Muuse Biixi Iyo Qoyskiisu Ay Dacwaynayaan Faysal Cali Waraabe ?

Hargeysa (HCTV) -  Hoggaamiye Muuse Biixi iyo qoyskiisa ayaa la sheegay inay ka damqadeen eedaymo uu guddoomiyaha xisbiga Ucid dhawaan u jeediyey. Guddoomiye Faysal ayaa...

Yemen: Khasaaraha Ka Dhashay Ciidan Qalinjabinayey Oo Weerar Lala Bartilmaameedsaday

Al-Dhalea, (HCTV) - Ugu yaraan shan Askari ayaa ku dhintay kadib markii weerar qarax loo adeegsaday lala bartilmaameedsaday guuto Milatariya oo ku qalinjabinaysay magaalada...

Turkiga Oo Muqdisho Soo Gaadhsiiyey Dhaqaatiir Iyo Dawooyin

Muqdisho, (HCTV) - Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalatay qarixii argagixiso ee shalay ka dhacay magaaada Muqdisho ayaa soo gaadhsiiyey Gurmad Isugu...

Guddiga Wanaag-farista Oo Ka Digay In Somaliland Laga Xuso Curashada Sannadka Cusub Ee Miilaadiga

Hargaysa (HCTV) - Guddiga Wanaag-farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa ka digay in dalka laga sameeyo xaflado looga dabaal-degayo sanadka cusub ee Miilaadiga ee...

Most Popular

Recent Comments