HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Ciraaq: Baarlamaanka Oo Aqbalay Iscasilaadda Raysal-Wasaaraha, Ka Dib Dibed-Baxyo 2 Bilood Socda

Ciraaq (HCTV) – Baarlamaanka Dalka Ciraaq ayaa aqbalay Is-casilaad uu Toddobaadkan u gudbiyey Raysal-wasaaraha Dalkaasi Adel Abdul Mahdi, ka dib laba Bilood oo Dibed-baxyo...

AKHRI: Puntland Oo Ka Hadashay Ciidamo Ka Goostay Oo Ku Biiray Somaliland

Taleex (HCTV) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa beeniyey in Ciidamo ka mid ahaa Puntland ay ku biireen Ciidammada Somaliland. Wasiirkii hore ee khayraadka biyaha...

Somaliland Oo Maanta Laga Xusay Maalinta Aids-ka (Akhri)

Hargeysa (HCTV) - Waxaa maanta caasimada Somaliland ee Hargeysa lagu qabtay  munaasibad balaadhan oo lagu  xusaayey, xuska maalinta Caalamiga ah ee Xannuunka HIV/AIDS, waxaana...

Somaliland: 3 Wasiir Iyo 2 Wasiir ku-xigeenka Oo Xilkii Laga Qaaday

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta isku shaandhayn ku sameeyay Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu Xilkii ka qaaday Wasiirro, kuwo...

“Riyo-raac waxaan u Arkaa Miino loo soo Xambaariyey Madaxweynaha..” Cali-Guray

Hargeysa (HCTV) – Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa ka hadlay Komiishanka cusub ee lagu muransan yahay oo Shalay Guddoomiye u doortay Cabdirashiid Riyo-raac...

“Itoobiya Uma Yeedhinayno Inay Soomaaliya La Yeelato Xidhiidh Wanaagsan..” Somaliland

Hargeysa (HCTV) - Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dawladda Itoobiya ku soo wargelisay in si dhaqso ah loo soo magacaabayo qunsulkii dawladda Itoobiya u...

Maqaal: Maxaa Ka Dhalan Kara Dagaalka iyo Cunaqabataynta Farmaajo Ee Jubaland ?

Farmaajo xaaladda Jubbaland in uu waanwaan iyo wada hadal ku dayo wuxuu ka doorbiday in uu dagaal ku muquuniyo, maamulkaas oo ka mid ah...

Raysal Wasaaraha Ciraaq Oo Is-casilaadiisa U Gudbiyey Baarlamaanka

Baghdad, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ciraaq Adel Abdul Mahdi ayaa iscasilaadiisa u gudbiyey Baarlamaanka xili ay dalkaasi ka sii socdaan dibadbaxyo dawadda lagaga...

Guddoomiyihii Hore Ee Barlamaanka Puntland Oo Cambaareeyay Odayaal La Xidhay

Xiingalool, (HCTV) - Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka maamul goboleedka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed). ayaa si kulul u cambaareeyay xadhig Puntland kula kacday odayaal...

Guddida Cusub Oo La Wareegay Hoggaaminta Komishanka Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa, (HCTV) - Xubnihii guddida doorashooyinka Somaliland ayaa markii ay maanta gudoomiye u doorteen Cabdirashiid Riyo Raac, gudoomiye ku xigeena u doorteen Mustafe Dhawal...

Most Popular

Recent Comments