HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Generaal Ka Tirsan Ciidamadda Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dilay

Muqdisho, (HCTV) – General Yuusuf Cai Qaseeye oo ku magac dheer Cageey oo ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho. Warar kala duwan...

Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida Oo Ku Biiray Xisbiga Cusub EPP

Jigjiga, (HCTV) - Shirwaynihii Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida Itoobiya (XDS) uga socday magaalada Jigjiga ee caasimada dawadd Deegaanka ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana xubnihii xisbiga ee...

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Caawa Kulan La Yeeshay Guddida Dhexdhexaadinta

Hargeysa, (HCTV) – Guddida isku xilqaantay dhexdhexaadinta khilaafka xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xisbiyada Mucaaridka ee WADDANI iyo UCID u dhexeeya ayaa caawa kulan...

Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Doorashada Gudoomiyenimada Cabdirashiid Riyo-raac

Hargeysa, (HCTV) –Afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batoon ayaa ka hadlay aragtida xisbiga Waddani ee ku saabsan Doorashada Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka...

Somaliland: Cabdirashiid Riyo-raac Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa, (HCTV) – Guddida Doorashooyinka Somaliland ee dhawaanta la dhaariyey ayaa maanta Cabdirashiid Riyo Raac u doortay inuu noqdo Gudoomiyaha Guddidaasi. Guddidan Doorashooyinka ayaa tan...

Xiisadd Diblomaasiyadeed Oo Ka Dhex Curatay Faransiiska Iyo Turkiga

Ankara, (HCTV) - Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaarayn xoogle tusha kagaga tuuray dhigiisa daka Faransiiska Emmanuel Macron oo dhaleeceeyey hawlgalka Milatari...

Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya Oo Ka Hor Yimid Nidaamka Midaynta Xisbiyada Itoobiya

Addis Ababa, (HCTV) - Wasiirka Gaashaandhigga ahna ku xigeenka Xisbiga ODP ee degaanka Oromiya ka taliya Lamma Magersa ayaa sheegay inuu kasoo horjeedo midaynta...

“Waxaan Leeyahay Jamhuuriyada Barakaysan, Dhukuro Dheeman Waa Joogtaa” Fadxiya Kabayare

Hargeysa, (HCTV) – Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo socdaal ku timid Somaliland. Soo...

Trump Oo Socdaal Layaab Leh Ku Tagay Afghanistan

Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dawladda Maraykanku ay sii wadayso wadahadaladii nabada ee ay la lahayd kooxda Daalibaan...

Beesha Caalamka Oo Ka Hadashay Khilaafka Dowladda Federalka Iyo Maamul Goboleedyada Somalia

Nairobi, (HCTV) - Beesha caalamka ayaa ugu baaqday hoggaamiyeyaasha Soomaaliya in ay abuuraan is-afgarad siyaasadeed oo suurto galinaya in doorasho qof iyo cod ah...

Most Popular

Recent Comments