HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Madaafíic Lagu Weeraray Villa Somalia Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay

  Muqdisho, (HCTV) - Inta la ogyahay ilaa saddex qof ayaa ku dhintay, shan kalena way ku dhaawacmeen kadib markii madaafíic lagu weeraray Madaxtooyada Somalia,...

Taliyihii Hore Ee NISA Oo Weerar Lagu Soo Qaaday Ka Badbaaday

Muqdisho, HCTV) - Taliyihii hore ee hay'adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Somalia Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu ka badbaaday...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay Go’aankii Beesha Caalamku Ku Durtay Mudo Kordhinta Labada Sano Ah

Muqdisho, (HCTV) - War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda ayaa jawaab adag looga bixiyay go'aankii beesha caalamka ee mudada kororsiga labada sano oo...

Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Jahawareerka Siyaasadeed Ee Ka Taagan Somalia

Hargeysa, (HCTV) – War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibada ee Somaliland ayaa lagu sheegay in dawlada Jamhuuriyada Somaliland ay aad uga walaacsantahay ficilada...

Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyey 484 Maxbuus Fadliga Bisha Ramadaan Awgeed

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-650/042021, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista...

Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Ku Saabsan Xeerka Furista Ururada Siyaasada

Hargeysa, (HCTV) - Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay in ay jiran waxyaabo ay ku diidanyihiin xeerka furista...

Baarlamaanka Somalia Oo Go’aamiyey In Laba Sanadood Doorasho Lagu Qabto Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Dhaweeyey

Muqdisho, (HCTV) - Baarlamaanka Somalia ee mudo xileedkiisu dhamaaday  ayaa isku raacay shirciga jiheynta doorashooyinka Qaranka iyaga oo ansixiyay in muddo Labo sano ah...

Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Oo Xilkii Laga Qaaday Kadib Markii Uu Is-hortaagay Kulankii Baarlamaanka Ee Maanta

Muqdisho, (HCTV) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq...

Ismaaciil Cumar Geelle Oo Markii Shanaad Loo Doortay Madaxweynaha Jabuuti

Jabuuti, (HCTV) – Wararka ka imanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Ismaaciil Cumar Geelle markii shanaad loo doortay Madaxweynaha dalkaasi kadib doorasho ka dhacday...

Gudoomiyaha Gobolka Baay Oo Ka Badbaaday Qarax Ismiidaamin Ah Oo Baydhabo Lagula Beegsaday

Baydhabo, (HCTV) - Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow ayaa dirqi kaga badbaaday qarax ismiidaamin ah oo lagula beegsaday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi...

Most Popular

Recent Comments