HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Nicolas Berlanga Oo Walaac Ka Muujiyey Dagaalka Ka Dhacay Muqdisho

Nairobi, (HCTV) - Ergeyga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Nicolas Berlanga ayaa sheegay inuu si aad ah uga walaacsan yahay dhacdooyinka ka socda Somalia,...

Dagaal Ka Socda Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho Iyo Gaadiid Dagaal Oo La Gubay

Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya caasimmada dalka Somalia ee Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay qaybo ka mid ah Degmada Cabdicasiis...

Somali ex-leader says soldiers attacked his home, blames president

Muqdisho, (Reuters) - A former Somali leader accused his successor President Mohamed Abdullahi Mohamed of orchestrating an attack by soldiers on his home on...

Turiga Iyo Maraykanka Oo Fiintu Dhex Miranayso Kadib Markii Biden Uu Sheegay In Boqortooyadii Cusmaaniyiintu Ay Xasuuqday Armenian, 1915-kii

Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa maalintii shalay sheegay in dil wadareed loo gaystay dad Armenian ah xiligii dagaalkii 1aad ee...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Guddida Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay  xubnaha Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland, kulankaas oo diiradda...

Somalia Oo Sheegtay In Beesha Caalamku Aanay Awood U Lahayn Inay Cambaarayso Go’aan Baarlamaan Dal Madaxbanaan Ka Soo Baxay

Muqdisho, (HCTV) - Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in aanu jirin urur caalami ah ama...

Midowga Afrika Oo Diiday Go’aankii Muddo Kordhinta Farmaajo Loogu Sameeyey

Addis Ababa, (HCTV) - Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (AU) ayaa caawa soo saaray bayaan ay ku cambaareynayaan go’aankii baarlamaanka Soomaaliya uu...

Xukuumada Somaliland Oo Qodobbo Ka Soo Saaray Adkaynta Nabadgelyada Doorashooyinka Dalka Iyo Arrimaha Geeska Afrika

Hargeysa, (HCTV) - Fadhigii 74aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne...

Dawlada Somalia Eedaysay Kenya Iyo Jabuuti

Muqdisho, (HCTV) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeeysay dalalka Kenya iyo Jabuuti inay wadaan olole diblumaasiyadeed oo ay guddida midowga Afrika kaga dhaadhicinayaan in...

Dhakhtar Caan Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho

Muqdisho, (HCTV) - Dabley hubeysan ayaa xaafada Albaraka ee degmada Hodan ku dishay Alle Ha u Naxariiste Dr Xasan Cismaan Ciise oo loo yaqaano...

Most Popular

Recent Comments