HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Kala-baydh Iyo Gabiley.

Gabiley, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan ku sugnaa Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal...

Raysal Wasaare Rooble Oo Kulan La Yeeshay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho, (HCTV) – Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha...

Wada-Hadaladii U Socday Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Rooble Oo Gabi-Ahaanba Is-Taagay

Muqdisho, (HCTV) – Wada hadaladii u socday madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble ayaa istaagay kadib markii habeen hore lagu guulaysan waayay in heshiis...

Somaliland Oo Qabbatay Xayawaanka Caasha-badhida Oo Laga Dhoofinayay Dalka

Hargeysa, (HCTV) - Ciidamada Bileyska Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay 200 xabo oo xayawaanka xamaaratada ah ee Caasha-badhida oo nin u dhashay dalka Masar...

Paul Pogba kooxde ayuu ku biiri ma psg mise juventus mise real madrid pogba oo la xaqiijiyay kooxda uu tagaayo.

Ciyaaryahanka poul pogba ayaa lagu so waramaya inay doonayso kooxda real madrid ugana dhawdahay kooxaha kale ee psg iyo juventus isla markana ay doonayso...

TobobareOle Gunnar Solskjaer oo sheegay ciyaaryahanka uu u dhibi lahaa rigooraha ama goal kulaadyada.

Ole Gunnar Solskjaer ayaa isaga ka hadlayay shirkii jaraa id ee ka horeyay ciyaarta uu sheegay in uu u dhibi doono ciyaaryahan goal ku...

Feedhyahanka caanka ah ee Khabib Nurmagomedov ayaa ka hadlay sababta uu ronaldo u imi man united

Ronaldo ayaa imi kooxda man united iyado lala xidhiidhinayo man city warbaahintuna ay sidaasi hadal haysay balse si lama filaan ah ayuu u gaadhay...

Sergio Aguero oo ka waramay sababta uu u diiday inuu xidho maaliyada no 10ka kooxda barcelona.

Segio ayaa ku so biiray kooxda barcelona ka hor intaanay kala so wareegin kooxda man city Sergio Aguero ayaan weli u ciyaarin kooxda barcelona...

Kooxda liverbool ayaa doonaysa inay iibsato ciyaartoygeedii ugu qalisana iyo kooxa kale oo ku weheliya.

Kooxda liverbool ayaa doonaysa inay la so wareegto ciyaaryahankeedii ugu qaalisana ee suuqa iibka tobobaraha kooxda ayaa isaguna ah mid diyaar u ah in...

Most Popular

Recent Comments