HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga ku Hambalyeeyey 30 Guuradda ka Soo Wareegtay Madax-Bannaanida Qarannimada JSL Ee 18-May

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacbiga Somaliland, dal iyo dibedba ku hambalyeynayaa 30 guurada ka soo wareegtay...

Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay Munaasibadda Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti

Jabuuti,  (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu caleemo...

Madaxweynaha Somaliland oo Shirguddoomiyey Kulan ballaadhan Lagaga Hadlayey Doorashooyinka

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyey kulan ballaadhan oo lagu lafo-guray arrimaha qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee Wakiillada...

Maxkamada Gobolka Maroodi-Jeex Oo Damiin Ku Sii Daysay Musharixiintii ka xidhnaa xisbiyada mucaaradka Somaliland

Hargeysa, (HCTV) - Xukuumada Somaliland, ayaa xabsiyada kasii daysay 3 musharax oo in muddo ah ka xidhnaa xisbiyada mucaaradka, kuwaasi oo uu xadhigoodu cadho...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Gudoomiyaha Shirkada DP World

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey gudoomiyaha shirkada DP World...

Roobab Ka Da’ay Muqdisho Oo Shan Carruur Ahi Oo Ku Geeriyootay

Muqdisho, (HCTV) - Shan Caruur ah oo uu dhalay Aabe Xassan Cabdullaahi ayaa ku geeriyootay roobab saacadihii ugu danbeeyay ka da'ay qeybo ka mid...

Shirkadda DP World Iyo Dawlada Ethiopia Oo Heshiis Lagu Horumarinayo Jidka Berbera Corridor Kala Saxeexday

Addis Ababa, (HCTV) - Wasaaradda Gaadiidka Itoobiya iyo shirkadda DP World ayaa kala saxeexday Heshiis is-afgarad oo lagu horumarinayo Jidka Berbera Corridor ee dhinaca...

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Waddada Labada Boqol (Hargeysa BYPASS) Ee Caasimadda lagaga Yaraynayo Saxmadda

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo isku xidhaysa Kaantaroolka Halleeya iyo Cusbitaalka Shifo oo...

Midawga Yurub, Maraykaka Iyo Ingiriiska Oo Soo Dhaweeyey Go’aankii Baarlamaanka Iyo Dhawaaqii Madaxweyne Farmaajo Ee Maanta

Nairobi, (HCTV) -  Midawga Yurub, Maraykaka Iyo Ingiriiska ayaa Soo Dhaweeyey Dhawaaqii Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Farmaajo. Ergayga Midawga Yurub u...

Kenya Oo Qorshaynaysa Inay Mamnuucdo Xidhiidhka Jaceyl Ee Ka Dhexeeya Saraakiisha Booliska

Nairobi, (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa qorsheyneysa inay mamnuucdo xidhiidhka jaceyl ee ka dhexeeya saraakiisha booliska. Talaabadan ayaa looga gol leeyahay in lagu yareeyo xadiga...

Most Popular

Recent Comments